Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Biixi & Safiirka EU-da ee Soomaaliya ? (VIDEO)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez.