VIDEO: Shacabka Gaalkacyo oo si kulul ugu jawaabay Wasiir Goodax Barre

Shacabka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa ka jawaabay hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, kass oo uu ugu gafay Shacabka Puntland iyo Madaxdooda, sidoo kalena ugu hanjabay Ardayda Reer Puntland.