VIDEO: Sheekh Shariif oo sheegay in Al-Shabaab ay ka taliyaan Muqdisho

Madaxweynihii Hore ee Dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo aysan ka talin magaalada Muqdisho, sidoo kalena la canshuuro qaar kamid ah Hay’adaheeda muhiimka ah.