LIVE: Tirinta codadka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo bilaabatay

Waxaa goor-dhaweyd soo gaba-gabowday codeynya Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee garabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoona ay bilaabatay Tirinta Cidadka Doorashada oo ay ku tartamayaan Saddex Musharax.