Gaalkacyo: Puntland oo baaris caafimaad marsiinaysa Dadka kasoo daga Garoonka diyaaradaha (VIDEO)

Baarayaal loo diyaariyay hubinta dadka ka soo dagaya garoonka “Cabdullaahi Yuusuf Axmed” ayaa lagu soo bandhiggay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, kuwaas oo loo diyaariyay, in rakaabka soo dagaya laga hubiyo fayruuska faafaya “Corona”.