Video:-Tirakoobka Ciidamada Puntland oo soo gaaray Carmo

Guddiga tirakoobka iyo dib u habaynta ciidamada dowladda Puntland,ayaa gaaray degmada Carmo ee Gobolka Bari, iyagoo lagu soo dhaweeyay kuliyadda tababarka ciidamada Booliska Somaliyed ee degmada Carmo,halkaas oo ay ka bilaabi doonaan howsha dib u habaynta iyo tayeynta ciidamada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka