Video:-Trump iyo hadal jeedintisii sanadlaha

Khudbadda Xaaladda Midowga Dalka ee sanadkan 2020-ka ayaa waxaa habeenkii Talaadada jeediyey madaxweynaha 45-aad ee Maraykanka Donald Trump.

Madaxweynuhu waxa uu khudbada ka jeedinayey qeybta Aqalka Hoose ee xarunta Congress-ka ee magaalada Washington, DC, waxaana uu u jeedinayey baarlamaanka 116-aad ee Maraykanka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka