Karaash oo kusii jeeda Jarmalka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash,waxuu usoo anba bixi doonaa maanta Dalka Jarmalka.

Socdaalka Karaash,waxuu ku salaysan yahay xaalad caafimaad oo ugaar ah.

Waayahan,waxaa liitay xaalkiisa Caafimaad.

Jibril Qoobey.