Puntland oo albaabada iskugu dhufatay Xaafiiska Gudiga doorashooyinka Fadaraalka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dimuqraadiyeynta Puntland Mudane Maxamed Dhabancad,ayaa soo saaray amar lagu xirayo xafiiskii Guddiga doorashooyinka ee Dowladda Federaalka ee caasimadda Garowe…

Halkan ka akhriso wareegtada:-