Puntland oo qarka usaaran in ay gooni isu taag ku dhawaaqdo

Puntland beri waxay ku dhawaaqi doontaa hadii eebe idmo go’aan cadayn doona halka Somaliya kala aadi doonto.

Qarax siyaasadeed oo aad ubalaaran gilgili doonana jihada siyaasada Somaliya,ayay Puntland ku dhaqaaqi doontaa beri foog.

Dowladnimada Puntland ha xoogaysato.

Jibril Qoobey.