Puntland oo shir wadatashi ku dhawaaqday

Madaxweyne Deni,ayaa ku dhawaaqay in 15-3-2020 Garowe lagu qabanayo shirwadatashi.

Madaxweyne Deni,ayaa u yeeray dhammaan xubnaha labada aqal ee Puntland ku matala faderaalka.

Sidoo kale Madaxweyne Deni waxuu uyeeray guud ahaan waxgaradka iyo siyaasiyiinta Puntland si wadatashi looga yeesho xaaladda sii xumaanaysa ee Puntland iyo Dowlada Faderaalka.

Jibril Qoobey.