Cabdikariin Guuleed oo udigay Farmaajo

Cabdikariin Guuleed uga digay Farmaajo iyo kooxdiisa in aysan siyaasadayn Shahaadada ardayda Puntland.

Sidoo kale Cabdikariin waxuu ugu baaqay madaxda Dowlada Fadaraalka ah in ay ka shaqeeyaan sidii loo geli lahaa doorasho laga wada shaqeeyay.

Halkan ka akhriso