Bosaso:-Ragii kufsaday Caa’isho Ilyaas oo la toogtay goordhawayd

Xukuumada Puntland,ayaa fulisay xukunkii dilka ahaa ee Ragii Caa’isho Ilyaas kufsaday.

Goor dhawayd,ayaa la fuliyay toogashadaas oo ka dhacday Magaalada Bosaso.

La soco wararkayaga danbe.