Kismaayo:-Wafuud sare oo ka dagaysa goordhow

Jubaland waxay gaartay guulo siyaasadeed oo macno leh.

Waxaa goor dhow ka dagi doona garoonka diyaaradaha Kismaayo laba wafti oo sar-sare.

Mid waxaa hogaaminaya sarkaalka ugu sareeya Africom ee Taliska Maraykanka ah ee muhiimka ah fariisinkiisuna yahay dalka Jabuti.

Midka labaad waxaa hogaaminaya Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya Swan,waana wafti ka socda Xaafiiska UNSOM.

Maalin ka hor,ayaan idin sheegay in Axmed Madoobe oo guulo la taaban karo soo gaaray dib ugu soo laabtay Kismaayo.

Jibril Qoobey.