Video:-Madaxweyne Xasan oo raaligalin udiray shacabka Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraaliga ee Somaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo raali galin buuxda siiyay,isagoo ku hadlaya magaca Dowladnimo Bulshada Somaliyed ee Gobolada Waqooyi ee haatan loo yaqaan Somaliland.

Madaxweyne Xasan waxuu isticmaalay erayo uqalma raaligalinta uu udiray Shacabkaas lagu laayay Canshuurtii ay bixiyeen.

Saakay waxaa erayo jilicsan oo aan uqalmin kuna filnayn dhibkii gaaray Shacabkaas u isticmaalay mar kale in uu raali galin uga dhigo Madaxweynaha Somaliya ee xiligan Farmaajo oo ka mid ahaa Diblomaasiyiintii Dowladii Maxamed Siyaad ee dhibkaas gaysatay.

Halkna ka daawo muuqaalka