Somaliland oo riyo maalmeed ku tilmaantay imaanshaha Farmaajo ee Hargaysa

Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf oo riyo-maalmeed ku tilmaamay in Madaxweyne Farmaajo Somaliland socdaal ku yimaaddo.