Video:-Goodax Barre oo 6-Agaasime oo qoyskiisa ah umagacaabay W.Waxbarashada

Agaasimaha Deeqaha Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka waa Gabadha Goodax Barre”sidaa waxaa xaqiijiyay Xildhibaan Baarlamaanka ka tirsan.

Sidoo kale 6-Agaasime,ayuu qoyskiisa hoose sii yay,intuu ka qaaday Somalida kale dad kasoo jeeday,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka