Seeraar oo aqbalay soo jeedintii Waxgaradka

Waxgarad ku jiray arinta Seeraar,ayay meel wanaagsan wax umarayaan.

Waxgaradku waxay ku guulaysteen in ay qaadaan Dhagaxaan uu Ku xiray Seeraar Aaga uu ka daganaa Kismaayo.

Waxgaradku waxay kaloo ku guulaysteen in Askari walba oo Ciidan ka tursanaa dib ugu laabto,isla markaana Askarigii meel kale raba lagala shaqaynayo.

Ugu danbayn Seeraar waxuu ka aqbalay waxgaradkii hawsha ku jiray in Hubkiisii ugu cuslaa sida PKM-yadii laga qaado Askarta.

Maalinka Beri foog ah,ayuu qorshuhu yahay in Seeraar shir jaraa’id qabto hadaan wax isbadalin.

Jibril Qoobey.