Alshabaab oo ka cararay Jamaame iyo Kamsuuma

Jamaame iyo Kamsuuma ayay ka baxeenAlshabaab, waxaana kaabiga ku haya Ciidanka Jubbaland.

Shalay ayay Shabaab ukhudbeeyeen shacabka dagan Deeganadaas,waxayna u sheegeen in ay iskaga baxayaan Jamaame iyo Kamsuuma, Maadaama culays badan la soo saaray.

Alshabaab ka hor intaysan ka bixin Magaalooyinkaas,waxay Qaateen wax kasta oo jilib Ka yaalay Mana jirto Ciidan lataaban Karo oo Ku sugan Jilib iyo nawaaxigeeda.

Guud ahaan Deegaamada ay ka baxeen waxay ku aaseen Miinooyin.

Ciidanka jubaland ee kulaalaya Deegaamadaas,ayaa la filayaa in ay gudaha ugalaan Magaalooyinkaas maalmaha saacadsha soo aadan.

Isgaarsiinta Deegaanka,ayaa hawada ka maqan,waxaana malaynayaa in Alshabaab ay jareen.