Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe oo kormeeray Aaga dagaalka

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta booqday Ciidamada Darawiishta Jubbaland ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab gaar ahaan aaga Degmada jamaame.

Madaxweynaha,ayaa halkaas u tagay si uu u dhiiri galiyo Ciidamada geesiyaasha ah ee kaabiga ku haya Degmada Jamaame iyo deegaanada kale ee Gobolka Jubbada Hoose ay Argagixisadu kaga harsan yihiin.

Halkan ka daawo muuqaalka