Video:-Shirweynihii Mudulood oo furmay

Shirweynihii Mudulood ee ay Aayahooda kaga tashanayeen,ayaa bilowday saakay.

Markii Bulshadu aragtay hab dhaqanka Dowlada Villa Somaliya waxay uqumeen badbaadinta dalka.

Shirkan waxuu gogol xaar u yahay shirweyne Somaliyed oo qaranimada lagu badbaadinayo,kaasoo ka dhici doona Garowe kadib shirka Puntland ee Aaya ka talinta.

Guud ahaan waxaa socda abaabul xoog badan oo Dadku uga hor tagayaan in aan dalku dib ulaaban.

Halkan ka daawo muuqaalka