Video:-Xisbiyada Somaliland oo ku baaqay doorasho xiligeedii kasoo hormarta

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland,ayaa ku baaqay in Madaxweyne Muuse Biixi laga badbaadiyo dalka.

“waa in la qabtaa Doorasho Madaxtooyo oo wakhtigeedii laga soo horaysiiyey,Muuse Biixina wuu ku fashilmay Hogaamintii dalka waxaanu sameeyey Khiyaamo qaran” ayay yiraahdeen Madaxda Xisbiyada.

Halkan ka daawo muuqaalka