Garoonka kubada Cagta Kismaayo oo si casri ah loo dhisayo

Madaxweyne Kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland & Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo siwadajira u dhagax dhigay dhismaha cusub ee garoonka kubada ee Waamo,