Video:-Madaxweyne Axmed Madoobe oo gaaray Dhoobley

Madaxweynaha Dowlada Jubaland waxuu gaaray Dhoobley si weyna waa loogu soo dhaweeyay.

Axmed Madoobe Fariisin cusub oo Ciidamada Jubaland iyo kuwa Maraykanka,ayuu ka dhagax-dhigi doonaa Halkaas.

Halkan ka daawo muuqaalka