Video:-Arday ka qalanjabisay Jaamacada Bosaso

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ahna ku-simaha Gudoomiyaha Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan,ayaa Garowe uga qeyb-galay Xaflada Qalinjabinta Ardayda Dufcaddii 3aad ee Jaamacadda Boosaaso Garowe isla markaana shahaadooyin gudoonsiiyay.