Video:-Goodax Bare oo ay muuqato in Puntland kaga adkaatay isbaaradii Waxbarashada

Wasiir Goodax “Waxbarashada Gobolka Banaadir waxaan ku wareejineynaa Maamulka Gobolka,Waxa la wareejinayaa wax walba oo la xiriira Waxbarashada sida Siyaasada,Maamulka Macaliinta,Mamulka Dugsiyada gaarka iyo kuwa kale”

Hadalkan waxuu taageero u yahay Doodii Puntland ee Waxbarashada oo ahayd in Fadaraalku door cayiman ku leeyahay nidaamka Waxbarasgada Dalka.

Goodax oo isku dayay in uu Dastuurka baalmaro,ayay umuuqataa hada in dantu u run sheegtay.

Halkan ka daawo muuqaalka.