Muuse Biixi oo beesha caalamka digniin udiray

Somaliland oo digniin u dirtay beesha caalamka.

Digniintan waxay kusoo aadaysaa xili warar hoose oo soo baxayaa ay sheegayaan in Muuse iyo maamulkiisa la hor dhigi doono Qorshe lagu gaari doono doorashada oo ay aqbaleen Xisbiyada mucaaradka Somaliland.

Halkan ka akhrisi digniinta Muuse