Video:-Gudiga amniga Sanaag oo amaro soo saaray

Puntland ayaa soo bandhigtay amaro lagu adkeynayo amaanka Gobalka Sanaag gaar ahaan Magaalada Baran .

Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Cali Soomaali ayaa Warbaahinta u akhriyey amarada ka soo baxay kullan Magaalada Badhan.

Halkan ka daawo muuqaalka