Video:-Puntland oo ka hadashay Waxii ka dhacay Dhuusa-mareeb

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Dhabancad,ayaa ka hadlay waxii foosha xumaa ee ka dhacay Dhuusamareeb.

“Waa nasiib-darro in dowladda federaalka ahi xoog u adeegsato bur-burinta dowladihii qayb-ta ka ahaa nidaamka federaalka ee dalku qaatay”,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawi muuqaalka