Madaxtooyada oo hakisay qaabiladii

Guud ahaan waxay Madaxtooyada Puntland hakisay qaabilaadii ilaa 19-ka bishan Maarso.

Wareegto kasoo baxday Xaafiiska Madaxweynaha,ayaa lagu shaaciyay arinkaas.

Jibril Qoobey.