Dhaawac fara badan oo laga soo dajiyay Muqdisho

Dhaawac fara badan oo Maleeshiyada Fahad Yaasiin kasoo gaaray dagaalkii Beledxaawo oo laga soo dajiyay Muqdisho.

Maleeshiyada Fahad Yaasiin sida wararku xaqiijinayaan dagaalkaas,waxaa kasoo gaaray dhimasho iyo dhaawac fara badan oo saxaafada laga ilaaliyay.

Jibril Qoobey.