Warmurtiyeedkii shirkii Istanbuul ee Xisbiyada

War Saxaafadeedka hada ka soo baxay shirkii uga socdey Madasha Xisbiyada Qaran, Istanbuul. Shirkaas ayaa dhowrkii cesho ee ina soo dhaaftay ka socdey magaalada Istanbuul ee wadanka Turkey.