Abiye,Farmaajo iyo Mustafe see uga hadleen 1977

Ra’isalwasaaraha Itoobiya oo oo ka qaybgalay xuska dagaalkii 1977 oo ay uyaqaanaan dhankooda Guushii Kaaraamardha,ayaa si jees-jees ah ugu digtay Somalida


Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dhankiisa dagaalkii 1977,ayaa si diciifnima ah oo qancin itoobiya ay ka muuqato wax uga usoo qoray xuska maalinkaas.

Shacabka Somaliyed intiisa badan dhaleecayn xoog badan ayay kala dul dhaceen hadalka Farmaajo ee liitay.

Mustafe Cumar Madaxweynaha Deegaanka Somalida Itoobiya,ayaa si ka duwan sida Farmaajo uga hadlay dagaalkaas uga hadlay.

Mustafe waxuu naqdiyay hadalkii Abiye,waxuuna bogaadiyay Mujaahidiintii Somalida ahaa ee ku shahiiday dagaalkaas.

Qormada Mustafe waxaa si weyn usoo dhaweeyay bulshada Somaliyed.