Nabar iyo Naxdin oo ku faanay lacagta Norway damiinatay

Norway,ayaa kala macaamiishay Baanka Aduunka lacagta saakay ay bilaabeen in ay ku faanaan Villa-da ayaanka daran kuwa fadhiya.

Lacagtaas waxay gaaraysaa 366-Milyan oo dolar.

In RW uu noqdo Khayre,dagaalka Jubaland ku socda,fogaynta Kenya iyo lacagtan 366-Milyanka ah waa wax isla wada socda.

Habayaraatee dan Somaliyed kuma jirto marka danta shisheeyaha laga soo tago Khayre,ayaa laga yaabaa in uu helo gacan maris uu ku doonto kursiga sare,waaba hadii ay hirgasho riyadaas.