Fahad oo ka joojiyay mushahaarkii Saraakiil kasoo jeeda Puntland

Saraakiishan oo kasoo jeeda Puntland,kana mid ahaa Ciidankii saldhigay Dowladnimada Villa Somaliya,ayaa laga joojiyay mushahaarkii ay ka qaadan jireen Taliska Ciidanka Fadaraalka.

Sariikashan majirto sabab ay mushahaarkooda uwaayaan aan ka ahayn in ay ka mid ahaayeen Ciidankii Cabdullaahi Yuusuf ka tagay kana soo jeedaan Puntland.

Saraakiisha mushahaarka laga jaray,waxaa ka mid ah…..

1)Sareeyo guuto Cawil Dhiig Sokeeye
2)G/sare Axmed Huruuse
3)G/dhexe Abdirahman Mursal Yuusuf

Waa wax lala yaabo Askari dallkiisa iyo dadkiisa usoo halgamay in qaab qabiil loola diriro.

Sida xogtu igu soo gaartay amarka looga jaray mushahaarka,waxaa bixiyay Fahad Yaasiin oo Farmaajo raali uga yahay lana og yahay.

Jibril Qoobey.