Video:-Daahir Geelle oo weeraray Nabar iyo Naxdin

“Ciidan awood uyeelan waayay in ay Afgooye lug ku maraan in diyaarado lagu daad gureeyo oo meel kale laga dajiyo waxay udhigantaa in aan weli la diyaarin oo wax u dhiman yihiin”Daahir Geelle,ayaa yiri.

Halkan ka daawo muuqaalka