Video:-Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Si maqaam leh,ayaa loosoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Oo soo gaaray Puntland,kadib hal sano oo wareejiyay xilka.

Waxaa garoonka uga hor tagay Gudoomiyaha Baarlamaanka ,Xildhibaano,Wasiiro iyo haldoor fara badan.

Madaxweyne Gaas waxuu qayb ka yahay haldoorka ka qaybgalaya shirka Aaya ka talinta ee Puntland.

8-beri kadib sida qorshuhu yahay Garowe waxaa ka furmi doona shirweyne loo han weyn yahay.

Madaxweyne Gaas soo dhaweynta garoonka kadib,waxaa loo galbiyay Qasriga Madaxtooyada oo uu kusoo saalamay Madawenyne Deni.

Halkan ka daawo muuqaalka