Shirkadii Turkish Airlines oo la joojiyay Duulimaadyadeedii Muqdisho

Turkish Airline waa la joojiyay duulimaadkeeda illaa 29-ka bishan.

Lama garanayo si dhab ah sababta loo joojiyay duulimaadyada Shirkadaas muhiimka u ahayd Dalka.

Balse waxaa jiray shir ay Istanbuul ku yeesheen Xisbiyada Mucaaradka ah,kaasoo kooxda Villa Somaliya ay isku dayeen in ay baajiyaan inkastoo aysan usuuroobin.

Shirkada diyaaradaha Turkish Airlines abaal gaar ah,ayaa loogu hayaa in ay ahayd tii ugu horaysay ee isku biimaysa duulimaad ay ku timaado Somaliya oo xiligaas ahayd meel aan lagu soo degdegi karayn.

Jibril Qoobey.