Video:-Madaxweyne Deni oo digniin udiray Garsoorka Puntland

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Garsoorka iyo kiisaska kufsiga ah ee horyaala.

Madaxweynuhu waxuu ku booriyay Garsoorka in ay dardar galiyaan Dacwadaha ay gacanta ku hayaan.

Sidoo kale waxuu shacabka ugu baaqay in aysan degdegin oo ay ka war dhawraan Maxkamadaha iyo go’aamada kasoo baxaya.

Madaxweyne Deni waxuu balan qaaday haduu umuuqdo gabood fal sharci in uu soo faragalinayo talaabana qaadayo.

Hadalka Madaxweynaha waxuu cadaadis waxtar leh unoqonayaa Garsoorka ay Bulshadu aadka udhaliishay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158017283406878&id=742346877