Video:-Wafti Jabuuti ka socda oo booqday Dekeda Garacad

Wafti ka socda dalka Jabuuti oo ay galbinayaan Wasiiro dowladda Puntland ka tirsan,ayaa safar ku tagay Dekada Garacad.

Wafti waxay kormeer ku sameeyeen sida uu u socdo dhismaha Dekadda.

Safiirka Jabuuti oo waftiga hogaaminayay ka yimid Jabuti,ayaa amaanay iskutashiga shacabka iyo Dowladda Puntland ay ku dhisanayaan Dekadda Garacad.

Halkan ka daawo muuqaalka.