Video:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo qado sharaf usameeyay Madaxweyne Gaas

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Qado sharaf ugu sameeyay deegaan- Jiba-galle ee duleedka Garoowe, halkaas Madaxweynihii hore ee Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Lagu Martiqaaday,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka