Video:-Turkiga oo weli sii wada cadaadiska Yurub ee Qaxootiga

Turkigu waxuu dalkiisa ku martigaliyay Afar Milyan oo Qaxooti ah,waxuuna Yurub ka dalbaday in ay culayska dhan walba leh ee Qaxootigaas ay la qaybsadaan hadii kale uu irdaha ufuri doono si fududna ay kusoo gaari doonaan caasimadahooda,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka