Puntland:-Xisbi siyaasiyiin culus ku midaysan yihiin oo la diiwaangaliyay

Xisbi siyaasadeed ay ku midaysan yihiin siyaasiyiinta miisaan culus oo horay usoo qabtay masuuliyado waa weyn,ayaa la diiwaan maanta.

Xisbiga magaciisa,waxaa lagu sheegay “Mideeye”waxaana ku midoobey siyaasiyiinta kala ah….

1.Jen Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano)

  1. Siyaadi Cali Xaaji Warsame
  2. Siyaasi Faarax Cali Shire
  3. Siyaasi Maxamed Cabdinuur
  4. Siyaasi Daahir Xaaji Khaliif
  5. Siyaasi Abdiweli Xirsi IndhaGuran
  6. Siyaasi Cabdulaahi Xirsi Timacadde

Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland uguurayso waxuu umuuqdaa mid guulaysanaya.

Jibril Qoobey.