Video:-Corona Virus oo gaaray Itoobiya

Itoobiya,ayaa xaqiijisay in xanuunka Corona Virus markii ugu horaysay laga helayqof u dhashay dalka Japan.

Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaas,ayaa sidaa uxaqiijisay Wakaalada Wararka ee Reuters.

Ethiopia confirms its first case of the new coronavirus, the country’s public health institute tells Reuters; according to the mayor of Addis Ababa, the person affected is a Japanese citizen.

Halkan ka daawo muuqaalka