Kenya oo baajisay Shirkii Sadex geesoodka ahaa

Shirkii saddex geesoodka ahaa ee Dowladaha Kenya,Itoobiya iyo Somaliya loo ballansanaa 16-ka bishan Maarso oo Kenya ay baajisay goor dhawayd.

Jibril Qoobey.