Cumar Cabdirashiid oo beri kasoo degi doona Garowe

Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid oo beri 5-saac kasoo degi doono caasimada barakaysan ee Garowe.

Cumar waxuu qayb ka yahay haldoorka muhiimka ah ee ka qaybgalaya Shirweynaha Wadatashiga ee Puntland.

Jibril Qoobey.