Madaxweyne Deni oo iska diiday codsi uga yimid Farmaajo

Farmaajo waxuu codsaday in uu Garowe yimaado isaga iyo Gudoomiyayaasha labada Aqal.

Codsigaas waxaa waday Wasiiradii Xamar ka yimid ee uu ugu Madax buurnaa Wasiir Cawad.

Madaxweyne Deni si cad buu isla goobtii loogu soo gudbiyay codsigaas ugu diiday.

Talaabo bogaadin mudan.

Jibril Qoobey.