Video:-Hibada iyo Hal-abuurka oo Garowe lagu qabtay

Wasiiro katirsan golaha xukuumadda Dawladda Puntland ayaa Caasimadda Garowe kaga qaybgalay dood ku saabsan hibada iyo hal-abuurka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158036592561878&id=742346877