Khudbadii Gaas oo la bogaadiyay

Madaxweynihii hore mudane Gaas khudbad miisaaman,ayuu jeediyay bulshaduna soo dhawaysay oo uriyaaqday.

Waxuu xusay dhismihii Puntland iyo soo jireenkii ka danbeeyay.Sidoo kale waxuu si cad utaabtay Dowlada dhexe iyo hagardaamadeeda,waxuuna ku booriyay in Puntland xisaabtanto oo waxii ka maqan ay ku dagaalsnto.

Hadaladiisii meel galaaga ahaa ee laga xusi karo khudbadiisa,waxaa ka mid ahaa…

“1998 haday taladu naseegi lahayd Garowe maanta Bu’aale oo kale ayay noqon lahayd.”Shirweynaha Wadatashiga guul baan urajaynayaa.