RW Cumar oo soo gaaray Garowe goor dhawayd

Ra’iisulwasaarihii Hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, ayaa goor-dhaweyd soo gaaray Magaalada Garoowe, waxaana uu ku biirayaa Shirweynaha Wada-tashiga Puntland oo uu furay daqiiqado kahor Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

Abdirashiid A. Warsame